Home News in English Sharci u ogolaanaya Ajaanibta Shaqada ku timaada Dalka Sweden in ay sii...

Sharci u ogolaanaya Ajaanibta Shaqada ku timaada Dalka Sweden in ay sii joogaan oo bilaabanaya.

0

Sida caadiga dad badan oo dalka sweden ku soo gaara Qaab Shaqo ayaa la eryaa marka uu dhamaado waqtidooda shaqada ugu egtahay waxaa ku jira dadka dib u raadiya jaamacadaha kala duwan hase yeeshee arintaasi ayaa isbadal ku imaanaya marka uu bilowdo sharciga cusub mid kamid ah sharciyada ay ku heshiiyeen afarta xisbi.

Sharciyada u ogolaanaya in qofka uu Sweden joogo ama uu shaqeesto ayaa dhibaato badan ka jiraan tusaale ahaan shaqaalo badan ayaa dalka laga bixiyay kadib markii qaab qaldan wax u sameeyeen lakin dowlada ayaa hada dooneysa in isbadal lagu sameeyo arintaasi marka ay timaado heshiiska L iyo C.

Sharciga ayaa dhigaya in Qofka Sweden ka shaqeeya loo fududeeyo sida uu ku joogi karo Dalka Waxana sharciga uu bilaabanayaa sanadka 2021 sida warbixinta ku cad.

Dowlada ayaa wada sharciyo cusub kuwaasi oo qaxootiga caawinaya hase yeeshee waxaa wali isbadal ku dhicin Qaabilaada Qaxootiga oo aad u adag wali.

Somaliska Stockholm

Xigasho/8sidor

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here