Home News in English War Hada AH Stefan Löfven oo Magacaabay Wasiirada Cusub ee Sweden.

War Hada AH Stefan Löfven oo Magacaabay Wasiirada Cusub ee Sweden.

0

Stefan Löfven ayaa dawladdiisii oo uu maanta soo bandhigay ey xubno ka noqdeen lix xubnood oo aan horey ugu jirin dawladdii ku meelgaarka ee uu hoggaaminayay.

Wasiirradii hore oo qaarkood jagooyin cusub loo magacaabey:

Madaxa wasaaradda cadaaladda Morgan Johansson.

Mikael Damberg wasaaradda cadaaladda.

Madaxa wasaaradda arimaha dibadda, Margot Wallström.

Peter Eriksson wasaaradda arrimmaha dibadda .

Ann Linde wasaaradda arrimmaha dibadda.

Madaxa wasaaradda difaaca Peter Hultqvist.

Madaxa wasaaradda bulshada Lena Hallengren

Annika Strandhäll wasaaradda bulshada.

Madaxa wasaaradda Miisaaniyadda Magdalena Andersson

Per Bolund wasaaradda miisaaniyadda

Ardalan Shekarabi wasaaradda miisaaniyadda.

Wasiirrada cusub:

Wasiirka madaxtooyada Hans Dahlgren
Anders Ygeman wasiirka kaabayaasha dhaqaalaha
Matilda Ernkrans (S) wasiirka waxbarashada
Åsa Lindhagen (MP) wasiirka suuqa shaqada.
Jennie Nilsson (S) wasiirka wax soo saarka; ganacsiga iyo warshadaha
Amanda Lind (MP) wasiirka dhaqanka.

Somaliska Stockholm

Xigasho/radiosverige

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here