Home Wararka Maanta War Hada AH Xisbiga Vänsterpartiet oo Fasaxay Dowlada Stefan Löfven ee Socaildemokraterna.

War Hada AH Xisbiga Vänsterpartiet oo Fasaxay Dowlada Stefan Löfven ee Socaildemokraterna.

3

Hogaamiyaha Xisbiga Vänsterpartiet Jonas Sjöstedt ayaa sheegay maanta in uu xisbigiisa fasaxay dowlada uu soo dhisayo Stefan Löfven taasi ayaa micnaheeda waxay tahay in Xisbiga S uu jimcaha ku guuleysanayo Dowlada Cusu.

Waxaa horay Dowlada S u taageeray Labada Xisbi ee Centerpartiet iyo Liberalerna kadib heshiis ay la gaareen Xisbiga S oo ku aadan dhanka siyaasada dalka lakin xisbiga Vänsterpartiet oo horay u diiday ayaa maanta sheegay in uu taageeray Dowlada Stefan Löfven.

Xisbiga Vänsterpartiet ayaa sheegay in S uu ogolaaday Qeybo kamid ah Siyaasada uu wato lakin uusan ku qanacsaneen Dowlada ama Siyaasada L iyo C ku yeelanayaan Dowlada Lasoo dhisayo dhawaan.

Qodobada lagu heshiiyay waxaa kamid ah in kor loo qaado kirada guryaha Cusub waxana Jonas Sjöstedt uu ku goodiyay in uu radiyo dowlada S hadii ay ku fashilmato siyaasada si lamid ah Sanadkii 1991.

Somaliska Stockholm

 

AD

3 COMMENTS

  1. Marka aad dadka qiimeysan oo aad su’alahooda uga jawaabtaan ayaad heleysaan dad badan oo figradooda idinla wadaago. Dadka wax idin soo weydiyo uma jawaabtaan marka comment Cid ka heli meysan.

  2. qof ba meel ayaa u daran goormee ama waqtigee laga yaaba in oo dhaqangalo sharcigan la gu heshiiyey ma jimcaha ayuu ka bilaawdaa mise baarlaamanka ayaa la horgeyn

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here