Home Wararka Maanta Folkhälsomyndigheten oo tirokoob ku sheegtay in Dhalinyaro Badan uu kudhacay Wal-wal ama...

Folkhälsomyndigheten oo tirokoob ku sheegtay in Dhalinyaro Badan uu kudhacay Wal-wal ama (stress)

0

Baaritaan la sameeyay ayaa lagu ogaaday in dhalinyaro badan uu ku dhacay wal-wal ama Stress waxana dhalinyarada ugu badan ee uu ku dhacay u badan dhalinyarada Haweenka marka lala barbar dhigo raga.

Folkhälsomyndigheten oo sameesay baaritaanka ayaa intaasi ku dartay in 35 boqolkiiba kamid ah Dumarka dhalinyarada ah uu ku dhacay Stresska waxa walwalka badankiisa keenay shaqo la.anta ku dhacday dhalinyarada iyo waxbarashada oo ay kala kulmeem cadaadis xoogan.

Hillevi Busch oo ka tirsan Folkhälsomyndigheten ayaa sheegtay dhankeeda sheegtay in walwalka badankiisa in uu keenay dhaqaale xumida heesatada dhalinyarada madama qaarkood aysan shaqeenin.

Dalka Sweden ayaa kamid ah Dalalka Caalamka kuwaasi oo sanad walbo ay dad badan isku dilaan dhibaato soo wajahda.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here