Home Wararka Finland Wafdi ka Socda Dowlada Finaland oo gaaray Dalka Somaliya.

Wafdi ka Socda Dowlada Finaland oo gaaray Dalka Somaliya.

0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ku qaabilay Muqdisho wafdi Finland ah oo uu hoggaaminayay Mudane Pekka Haavisto, oo ah xubin Guddiga Arrimaha Dibadda ee Baarlamaanka Finland.

Kulanka oo ay ka qeybgaleen wafdi ka kooban afar xubnood oo ay ku jireen diblomaasiyiin iyo wakiillo ka socday Machadka Nabadda ee Yurub ayaa looga hadlay xiriirka laba geesoodka iyo iskaashiga Soomaaliya iyo Finland u dhexeeya iyo xaaladihii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, gobolka iyo dunida inteeda kale.

ma jirto wax war ah oo lagu soo qaadayo kulanka kaasi oo ku aadan xaalada qaxootiga ku nool dalka Finland oo qaarkood wali aan heysan wax sharci ah.

Somaliska Finland

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here