Home Wararka Maanta Ilhaan Cumar oo noqotay gabadhi ugu horaysay ee iyadoo xijaaban fadhiisata aqalka...

Ilhaan Cumar oo noqotay gabadhi ugu horaysay ee iyadoo xijaaban fadhiisata aqalka Congress-ka Maraykanka.

0

Ilhaan Cumar oo noqotay gabadhi ugu horaysay ee iyadoo xijaaban fadhiisata aqalka Congress-ka Maraykanka

Ilhaan Cumar oo ah gabar Somaaliyeed ayaa noqotay gabadhi ugu horaysay ee iyado oo madaxeedu dadanyahay fadhiisata kursigeeda aqalka Congresska Maraykanka.

Mrs Illhaan Cumar ayaa lagu dhaariyay Kitaabka Quraanka Kariimka ah, Ilhaan ayaa bishii November markii la doortay balan qaaday in ay soo gabagabayn doonto sharciga manuucaya in madaxa la dado marka la fadhiyo aqalka Congress-ka.

Gabdhan Somaaliyeed 37 sano jirka ah kana tirsan xisbiga Dimuqraadiga ee Maraykanka ayaa tagtay dalkaasi iyadoo qaxooti ah.

Dhanka kale Rashida Tlaib oo iyana ah gabar Muslim ah oo kana soo jeeda dalka Falastiin ayaa timid aqalka Congresska iyadoo madaxeeedu banaanyahay .

Bile Beshir Mehbub

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here