Home News in English Raisal Wasaaraha Norway Erna Solberg oo Shacabka ka Codsatay in Caruur badan...

Raisal Wasaaraha Norway Erna Solberg oo Shacabka ka Codsatay in Caruur badan dhalaan.

0

Raisal wasaaraha Norway Erna Solberg ayaa fariinteeda sanadka cusub ee 2019 diirada ku saartay codsi ay u jeedisay Shacabka Norway iyadoo ka dalbatay in ay dhalaan caruur badan waana markii labaad oo codsigaasi u jeediso dadka norway.

Erna Solberg ayaa dalabkeeda ku sheegtay in dhalida caruurta ay hoos u dhacday tirada looga baahnaa iyadoo intaasi ku dartay in dadka norway ay ka dalbaneysoo sidii caruur badan u dhalin lahaayeen sida ugu dhaqsiyaha badan.

waxay sheegtay in tirada caruurta saro loogu qaado ilaa 1.6 Caruur ah taasi oo u dhiganta in hooyo walbo ay heesato labo caruur iyo ka badan madama uu isbadalka la rabay uu hoos u dhacay.

Erna Solberg ayaa dhibaato xoogan ku tilmaamtay dad badan oo sugaya caruurta waqti dheer isla markana aan u baahneen in ay caruur dhalaan hadalkeeda ayaana dib u soo celin kara wada hadalka adkaa ee dowlada lasameneyso xisbiga Folkeparti  oo dhacaya Arbacada.

Somaliska Oslo

Xigasho/Aftonpladet

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here