Home News in English Sweden oo 5,000 kun oo Qaxooti ah soo qaadaneysa Sanadka danbe.

Sweden oo 5,000 kun oo Qaxooti ah soo qaadaneysa Sanadka danbe.

0

Dowlada Sweden ayaa go.an satay in sanadka danbe ay soo qaadato qaxooti gaaraya 5,000 kun iyadoo u mareysa hay.ada qaxootiga u qaabilsan aduunka ee UNHCR.

Wasiirka arimaha Socdaalka sweden Mr Frézon ayaa shir jaraa.id ku sheegay go.anka dowlada taasi oo ka dhigan tirada qaxootiga ay soo qaadatay sanadkii 2018.

tirada qaxootiga ee soo gaaray sweden ayaa korortay tan iyo sanadkii 2016 markaasi oo 1,900 boqol oo qof ay soo gaareen iyo sanadkii u danbeeyay oo 5,000 kun gaartay.

heshiiska dowlada ay la gashay xisbiyada isbaheystay sanadkii 2015 deerteeda ayaa dhigaya in dowlada ay soo qaadato qaxootiga caalamka iyadoo raaceysa heshiiska caalamka.

Somaliska Stockholm

Xigasho/Aftonpladet

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here