Home Wararka Maanta Shacabka Norway oo 53 boqolkii u codeeyay in Sharciga Qaxootiga lasii adkeeyo.

Shacabka Norway oo 53 boqolkii u codeeyay in Sharciga Qaxootiga lasii adkeeyo.

0

tirokoob lagu sameeyay fakarka bulshada norway ee ku aadan qaxootiga dalkaasi ayaa loo qabtay Shacabka iyadoo ay kasoo baxeen sida bulshada ugu kala duwanyihiin Adkeynta sharciga dalkaasi.

sida uu muujinayo sahanka ku dhawaad 15 boqolkiiba dadka Norway ayaa doonaya in la qafiifiyo Sharciga qaxootiga ee xiligan oo aad u adag.

ku dhawaad 29 boqolkiiba waxay codkooda ku dhiibteen in lasii adkeeyo sharciyada qaxootiga ee xiligan oo ah mid dhibaato ku qabaan ajaanibta.

ugu danbeyn 53 boqolkii ayaa codkooda ku dhiibtay in sharciga uu ahaada sida uu maanta yahay isla markana lagu sameenin wax isbadal ah.

fakarka Shacabka Norway oo ay qabaay wakaalada SSB ee qaabilsan Tirakoobka iyo xog uruurinta ayaa muujinaya sida dalka looga nacay Qaxootiga imaanaya iyadoo dowlada hada talada heysa ay tahay mid kasoo horjeeda qaxootiga.

Somaliska Oslo

Xigasho/nettavisen

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here