Home Wararka Maanta Xildhibaan ka tirsan Xisbiga SD oo lagu qasbay in uu ka baxo...

Xildhibaan ka tirsan Xisbiga SD oo lagu qasbay in uu ka baxo Barlamaanka Sweden.

0
÷REBRO 20140206 Jonas Millard, Sverigedemokratisk politiker, ÷rebro Foto: Per Knutsson / Icon Photography / TT / kod 11380

Jonas Millard oo kamid ah Xubnaha Xisbiga SD uga jira Barlamaanka ayaa si qasab ah looga joojiyay shaqadiisa Barlamaanka.

go.anka ayaa yimid kadib markii website uu ku leeyahay internetka lagu faafiyay naceyb ka dhan ah Haween.

Websiteka uu qori jiray Millard ayaa lagu magacaabaa Flashback waxana la aas aasay sanadkii 2002 isagoo ku qori jira warbixino.

Sida uu daabacay joornalka Dagens Nyheter qoraalka lagu qoray waxaa kamid ah Farsamooyinka hawenka loo daroogeeyo kadib loo abuse gareyo hadana loo kufsado.

Jonas Millard oo ka hadlay eedeynta ayaa sheegay in uusan falkaasi sameen isla markana garaneenin qofka galay websiteka isla markana qoray lakin xisbiga SD ayaa go.an ku gaaray in shaqada laga joojiyo.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here