Home Wararka Maanta Maxkamada Oslo oo lasoo taagay Hooyo Somaliyed oo leh 5 Caruur ah...

Maxkamada Oslo oo lasoo taagay Hooyo Somaliyed oo leh 5 Caruur ah laguna heesto Argagixiso.

0

Mudo hal sano ayaa laga jooga markii hooyo somaliyed oo ka tirsan Qaxootiga ku sugan Dalka Norway lagu qabtay garoonka diyaaradaha Oslo iyadoo ku sii socta wadanka Suuriya.

Haweeneyda oo 31 sano jira ah kuna nooleed Degmada Sogn og Fjordane ayaa la xiray 8 April ee sanadkii 2017 markiisi oo gacanta lagu dhigay iyadoo lagu eedeeyay in ay ka tirsantahay kooxda ISIS ee argagixisada.

Qodobada lagu eedeeyay waxaa kamid ah.

in sanadkii 2016 ay taageero siisay kooxdaasi. iyadoo magaceeda kooxda loo yaqaano “Umm Sayfullah”

dhanka internetka in ay u qaabilsaneyd kooxdaasi dhanka wararka been abuurka ee loo yaqaano (propaganda)

waxaa kaloo lagu helay in dhoor jeer la xiriirtay dad badan oo kooxdaasi ka tirsan kuna sugan Suuriya Suudan iyo Britan.

arimaha kale ee lagu helay waxaa kamid ah xiriir ay la sameeysay in denmark kasoo jeeda oo asal ahaan somali ah kaasi oo lagu xukumay 8 sano oo xarig ah sanadkii 2017.

sida uu ku waramayo Talafashinka TV 2 waa haaneydii ugu horeesay ee kasoo jeeda Norway taasi oo loo xiro fal argagixiso ah.

Somaliska Oslo

Xigasho/TV2

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here