Home Wararka Maanta 100 Sano oo kasoo wareegatay markii Haweenka Sweden loo ogolaaday Codeenta Doorashada.

100 Sano oo kasoo wareegatay markii Haweenka Sweden loo ogolaaday Codeenta Doorashada.

0

bishii Diseembar 17, 1918 , Barlamaanka Sweden ayaa go’aamiyay in dumarku ay sidoo kale ka cadeen karaan doorashooyinka. Waxaa laga joogaa 100 sano tan iyo goaankasi muhiimka ah.

Dumar badan ayaa la dagaallamay wakhti dheer si ay u codeeyaan. Waxayna ku qaadatay 35 sano in ay ku guulaysteen. Waqtigaas, waxay lahaayeen 350,000 kun oo qof oo ku qoran liistada mudaharadka

Kuwa ka soo horjeeda haweenka ayaa sheegay in haweenku ay tahay inay daryeelaan guriga. Sidaa darteed ma aysan codeyn jirin xiligaasi.

Iswiidhan ayaa noqday Dal dimoqraadi ah 17-kii bishii December, 1918-kii
.
Kaliya sannadkii 1989 ayaa sharciga la beddelay markaasi oo qof kasta laga dhigay in uu codeen karo.

Somaliska Stockhom

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here