Home Wararka Maanta Afayeenka Barlamaanka oo soo jeediyay in la Sameeyo Fursad Kale.

Afayeenka Barlamaanka oo soo jeediyay in la Sameeyo Fursad Kale.

0

Kadib markii Jimcihii Barlamaanka Sweden uu codka kalsoonida ka diiday Stefan Löfven. Oo noqon lahaa Barlamaanka Sweden ayaa markale waxa uu afayeenka Barlamaanka soo jeediyay fursad Cusub.

Barlamaanka ayaa heesta labo fursad oo lagu soo dhisi karo Dowlad cusub waxana dib loogu laaban karaa hadii fursadahaasi lagu guuleysan.

Dhamaadka isbuucan ayuu la kulmay Stefan Löfven. Lakin waxaa la filayaa in uu wada hadal la sameeyo Xisbiyada kale si Qorshaha cusub ugu soo bandhigo.

Stefan Löfven ayaa ah wali Raisalwasaaraha Dalka isagoo Xiliga Kirismiska Qabandoona Hoolaha Dowlada.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here