Home Wararka Maanta Qorshaha iyo Miisaaniyada Xisbiga Moderateka oo guuleesan kara.

Qorshaha iyo Miisaaniyada Xisbiga Moderateka oo guuleesan kara.

0

Marka la rajeynayo dowlad cusub , qorshaha lacagta Iswiidhan waa in la dhammaystiraa. Dawladdii hore ee xisbiyada Sooshiyaal-dimoqoraadiga iyo bay’ada deegaanka ayaa sameeyey qorshe ku-meel-gaadh ah.

Moderates iyo Kristdemokraterna ayaa heesta qorshahooda gaarka ah. Waxay doonayaan in ay hoos u dhigaan cashuurta mushaharka waxayna siinayaan lacag dheeraad ah ciidanka, iyo waxyaabo kale.

“Waxay noqon doontaa qiyaastii 200 karoon oo dheeraad ah oo loogu kordhinayo kuwa ka shaqaynaya iyo hawlgabkana,” waxaa sidaa tiri Elisabeth Svantesson oo ka tirsan Moderators.

Waxaa suurtagal ah in soo jeedintooda ay noqon doonto tan ugu taageerada badan Barlamaanka. Xisbiga Sverigedemokraterna ayaa sheegay in qorshaha uu yahay mid wanaagsan.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here