Home Wararka Maanta Germalka Hogaamiye Angela Merkel oo joojisay Hogaaminta Xisbiga CDU.

Germalka Hogaamiye Angela Merkel oo joojisay Hogaaminta Xisbiga CDU.

0

Hogaamiyaha Jarmalka Angela Merkel ayaa horay u sheegtay inay joojinayso hogaanka CDU. Laakiin waxay rabtaa inay sii waddo hoggaaminta dalka illaa doorashooyinka soo socta ee, 2021.

Toddobaadkan ayay cadaatay cida qabaneysa hogaamiye xisbiga. Markii uu xisbigu codeeyay , waxana ku guuleestay haweeneyda lagu magacaabo Annegret Kramp Karrenbauer oo 56-sano jir ah-. Waxaa badanaa loo yaqaan magaceeda AKK.

dad badan ayaa aaminsan inay sidoo kale qaban karto hoggaamiyaha dalka, ee Jagada Madaxweynenimada.

Siyaasadda xisbiga ee CDU ayaa ah Christian-Democratic. wana xisbig u feecan dhanka qaxootiga lamana ogaan karo isbadalka ku dhici kara.

Somaliska Germalka

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here