Home Wararka Maanta Qaxootiga ku sugan Wadamada Austria iyo Finland oo Noqday kuwa ugu dhibaatada...

Qaxootiga ku sugan Wadamada Austria iyo Finland oo Noqday kuwa ugu dhibaatada xun.

0

tan iyo sanadkii 2015 oo qaxootiga ugu badan soo galeen wadamada yurub Waxaa Qaxootiga Somalida badankooda iska dhiibeen Wada´mada Austria iyo Finland oo xiligaasi qaxootiga ku wanaagsanaa.

Dadkii xiligaasi tagay ayaana wali helin wax sharci ah waxana badankooda ay ku suganyihiin xaruumaha Qaxootiga iyagoo laga aamusay halka kuwa kale wareysiyo badan loo qabtay.

inkastoo Dowlada Finland ay qaxootiga badankooda ka saftay diidmo hadana wadanka Austria ayaa ka duwan sidaasi isagoo ka aamusay qaxootiga ku sugan wadankooda.

Maahan Qaxootiga laga aamusay kuwa Somalida oo kaliya ee waxaa qeyb ka ah kuwa wadanka Suuriya oo dhibaato adag ka jirto iyadoo Qaxootiga badankooda ay dalbadeen in wadankooda dib loogu celiyo.

Qaramada midoobe qeybta Qaxootiga ayaa walaac ka muujisay qaxootiga ku sugan wadamada yurub qaarkood ee dhibaatada heestada iyadoo dhawaan uu jiro kulan dhexmaraya wadamada Caalamka ee Qaxootiga qaata iyadoo looga hadlayo sida loo qeebsan lahaa qaxootigaasi.

Somaliska Finland

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here