Home Wararka Maanta Sharci Cusub oo ka bilowday dalka Faransiiska oo lagu mamnuucay.

Sharci Cusub oo ka bilowday dalka Faransiiska oo lagu mamnuucay.

0

Waa mamnuuc in waalidku garaacaan caruurtooda. Siyaasiyiinta Baarlamaanka Faransiiska ayaa go’aansaday shalay oo arbaco ah.

“Rabshadaha ka dhanka ah carruurta waxay kaliya abuuri karaan rabshado badan oo bulshada dhexdeeda ah, ” ayuu yiri siyaasi Maud Petit. oo ka hadlay sharcigaan cusub.

Mamnuucidda caruurtu ee dalka Faransiiska ayaa noqonaya wadankii 22 aad ee kamid ah 28-ka dal ee EU-da oo horay u mamnuucay waalidiinta inay carruurtooda dilaan. Dalka Sweden waxaa laga mamnuucay sanadkii 1979.

Wadamada kale ee yurub isla markana mumnuucay in caruurta la garaaco ayaa waalidka kala wareega ubadkooda hadii ay ku helaan kiiskaasi oo kale.

Somaliska Stockholm

Xigasho /TT

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here