Home Wararka Maanta Dibad-baxyo xoogan oo ka socda Dalka Faransiiska iyo Shacab badan oo la...

Dibad-baxyo xoogan oo ka socda Dalka Faransiiska iyo Shacab badan oo la xiray.

0

Shacabka Fransa ayaa sii wadaya dibad-baxyada dawladda Faransiiska looga soo horjeedo. Toddobaadkan, qiyaastii 100,000 kun oo qof ayaa lagu soo bandhigay dhowr magaalo oo kala duwan oo dalka ka mid ah.

Dadku waxa kay xanaaqsan yihiin sababta dowlada u kordhisay canshuurta shidaalka iyo naaftada. Dibad-baxyada ayaa hadda socda muddo dhowr toddobaad ah.

Waxaa jiray buuq badan iyo rabshado. Dadku ayaa gubay baabuur waxayna dhagxaan ku tuureen Booliska. In ka badan 200 oo qof ayaa ku dhaawacmay waddooyinka Paris todobaadkan. Booliska ayaana xiray in ka badan 400 qof.

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay in rabshadaha la joojiyo sida ugu dhaqsiyaha badan.

Somaliska Stockholm

Xigasho/TT

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here