Home Wararka Maanta Xisbiga Miljöpartiet oo diidaya hadii uusan qeyb ka aheyn Dhismaha Dowlada ee...

Xisbiga Miljöpartiet oo diidaya hadii uusan qeyb ka aheyn Dhismaha Dowlada ee Socialdemokraterna.

1

xisbiyada kala ah Miljöpartiet iyo socialdemokraterna ayaa hogaaminayay mudo afar sano ah Dowlada Sweden waxana Markale uu Xisbiga Miljöpartiet ku celiyay in uu doonaya markale in uu qeyb ka noqdo dowlada Cusub.

Hogaamiyaha Xisbiga Miljöpartiet Gustav Fridolin ayaa sheegtay in ay maya dhihidoonaan Codeynta Stefan Lövfen hadii aysan Dowlada kamid noqon.

labada xisbi ee Centerpartiet iyo Liberalerna ayaa horay u sheegay in ay taageerayaan Dowlada Stefan lövfen hadii uu buuxiyo sharuudaha ay wataan labadooda.

isbuuca danbe ayaa lagu wadaa in codeenta doorashada ay ka dhacdo xaruunta Barlamaanka markaasi oo stefan lövfen codka loo qaadidoono.

Somaliska Stockholm

AD

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here