Home Wararka Maanta Xaafada Rinkeby Xukun Sadax Sano oo lagu Riday 17 Sano jir dil...

Xaafada Rinkeby Xukun Sadax Sano oo lagu Riday 17 Sano jir dil ka geestay Halkaasi.

0

17 Sano jir lagu heesto Dilkii ka dhacay Maqaaxi ku taalla Xaafada Rinkbey ayaa lagu riday xukun la xiriira dilkaasi.

Dilka oo dhacay Bishii Janaayo ayaa lagu dilay Wiil 25 sano jir ah oo xiligaasi ku sugnaa Goob Maqaaxi oo laga Cuno Biisada.

Maxkamada ayaa ku riday Xukun Sadax Sano oo Xabsi ah iyadoo sidoo kale lagu eedeeyay isticmaalka Hub sharci daro ah iyo Daroogada maandooriyaha.

Olof Calmvik oo ah Xeer ilaaliyaha kiiskan ayaa soo dhaweeyay go.anka lakin waxaa kasoo horjeestay Nicolaus Rubensson oo ah Qareenka Wiilkaasi oo sheegay in Racfaan ka qaadanayaan go.anka.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here