Home Wararka Maanta Siyaasiyiinta Xisbiga Liberalerna oo isku raacin codeynta Barlamaanka ee Stefan Lövfen.

Siyaasiyiinta Xisbiga Liberalerna oo isku raacin codeynta Barlamaanka ee Stefan Lövfen.

0

isbuuca danbe ayaa lagu wadaa in Barlamaanka dalka uu codkiisa siiyo Raisal wasaare Stefan Löfven hadii uu noqon karo Raisal wasaaraha Cusub ee Sweden.

Stefan Löfven ayaa u baahan taageero kaga timaada xisbiyada ku jira Barlamaanka si codka loo siiyo.

siyaasiyiinta ku jira Xisbiga Liberalerna ayaana ku heshiin taageerida iyo diidmada codkooda ee Stefan Lövfen.

Qaarkood ayaa taageersan in codkooda siiyaan Stefan Halka kuwa kale ay doonayaan in ay ilaaliyiin wadajirka Garabka Alliansen.

Hogaamiyaha Xisbiga Jan Björklund ayaa joojin kara shaqada hadii aysan siyaasiyiinta isku raacin go.ankooda.

Dhanka kale Xisbiga Centerpartiet ayaa yeeshay kulan ku aadan codeynta isbuuca danbe lakin wali kama hadlin go.anka ay gaareen.

Xigasho TT

somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here