Home Wararka Maanta Xisbiga Moderateka oo soo bandhigay Lacagta uu siinayo Kamuunada Dalka.

Xisbiga Moderateka oo soo bandhigay Lacagta uu siinayo Kamuunada Dalka.

0

Xisbiga Moderateka ayaa soo bandhigay Lacagta uu ugu tala galay Kamuunada Dalka ka dhisan Sanadka danbe.

Xisbiga ayaa sheegay in Sanadka danbe ay kamuun walbo siinayaan lacag gaareysa 5 Billion oo Kr taasi oo lagu hormarinayo Deegaanada .

Elisabeth Svantesson oo ka tirsan Xisbiga Moderateka ayaa sheegtay in Lacago badan ay u baahanyihiin kamuunada taasi oo lagu caawinayo Xaruumaha Waxbarashada, Iskuulada Caruurta iyo Goobaha dadka Waayeelka.

Dowlada ayaa horay u sameesay Qorshaheeda waxaana kamid ah in Canshuurta laga dhimo dadka Waayeelka taasi oo Xisbiyada badankooda ku raaceen.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here