Home Wararka Maanta Shirkada NCC oo ka laabatay Dhismaha Masaajidka Rinkeby oo dhismihiisa bilaaban lahaa.

Shirkada NCC oo ka laabatay Dhismaha Masaajidka Rinkeby oo dhismihiisa bilaaban lahaa.

0

Shirkada Qaabilsaneyd Mashruuca lagu dhisayo Masaajidka Rinkeby ayaa Xaqiijisay in ay ka baxday ama ay ka laabatay Dhismaha Masaajidka.

Websiteka ay shirkada ku leedahay Internetka ayay soo dhigtay war-saxaafadeed ay ku Xaqiijineyso go.anka ka laabashada.

Go.anka ayaa ku soo aadaya xili lagu guda jiray dhamaadka lacag aruurinta Masaajidka iyo diyaar garowga bilaabida Masaajidka.

Sababta go.anka ayaa keentay kadib markii xabsiga la dhigay Hogaanka Ururkii Samafalka ee aruurinayay lacagta Masaajidka.

Xigasho Sverige Radio

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here