Home Wararka Maanta Kamuunka Herrljunga oo lacagta iyo Fasaxa u kordhinaya Kalkaalisooyinka si Shaqada aysan...

Kamuunka Herrljunga oo lacagta iyo Fasaxa u kordhinaya Kalkaalisooyinka si Shaqada aysan uga tagin.

0

Kordhin Mushaharka ay qaataan iyo Fasaxyo dheeraad ah ayaa ah Qorsho kamuunka Herrljunga uu ku soo jeedinayo kakaalisooyinka ka shaqeeya Halkaasi Marka ay gaaraan 65 sano jir.

Sababta ayaa ah in aysan Shaqada ka fadhiisan Marka ay gaaraan Da.da 65 sano oo ah Waqtiga uu qofka hoolgabayo Ama Waayeel noqonayo.

Anita Andersson waa 59 sano jir kalkaaliso ah Waxayna ka shaqeysaa goob lagu hayo dadka waayeelka ee Hemgården Sanado kooban ayaa uga haray in ay shaqda ka fadhiisato lakin goobta oo ka jirto kalkaaliso la.an waxaa socda qorsho ay shaqada ku wadeyso iyadoo heleyso fasaxyo dheeraad ah iyo mushahar dheeraad ah.

” Maanta Waxaan hubaa in aan heesto Shaqo dheeraad ah Sida aan qorsheeyay lakin waxaan ogaandoonaa hadii jirkeyga uu xamili karo.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here