Home News in English Kamuuno ama Dagmooyin Dalbaday Qaxooti Cusub in ay soo gaaraan.

Kamuuno ama Dagmooyin Dalbaday Qaxooti Cusub in ay soo gaaraan.

0

Mudo 3 sano kadib oo laga joogo Qaxootigii ugu badnaa ee Dalka Sweden Soo gaara Sanadki 2015 waxaa markii ugu horeysa Kamuunada qaar soo bandhigeen Qaxooti ay u baahanyihiin.

Golaha Deegaanka ee Kamuunka Högsby ayaa kulankooda ugu danbeeyay oo dhacay labo isbuuc kahor ku soo bandhigay in Qaxooti Cusub u baahanyihiin.

Sida ay Sheegeen Golaha Deegaanka ee Degmada Högsby ku dhawaad 180 Qof oo kaliya ayaa loo sameeyay dib u dajin hase yeeshee waxaa loo baahanyahay Boqolaal kale oo Qaxooti ah.

Madaxa Ururada Gobolka Kalmar Helena Nilsson ayaa sheegtay in Gobolka uu Shaqo Xoog badan Khasaariyay lakin ay arintaasi yaraaneyao Hadii Qaxooti Cusub soo gaaraan.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here