Home Wararka Maanta Afayeenka Barlamaanka Sweden Andreas Norlén oo shir jaraa.id ku sheegay Dowlada Cusub...

Afayeenka Barlamaanka Sweden Andreas Norlén oo shir jaraa.id ku sheegay Dowlada Cusub uu wato Xisbiga Moderateka.

0

Afayeenka Barlamaanka Dalka Sweden Andreas Norlén ayaa maanta oo isniin ah la hadlay warbaahinta isagoo ka hadlay Raisal wasaaraha cusub ee arbacada loo codeenayo

Ugu horeyn ayaa sheegay in Hogaamiyaha Xisbiga M Ulf Kristersson uu soo dhisayo Dowlad ka kooban M iyo KD taasi oo la aaminsanyahay in Xisbiga SD uu ku luglahaan karo.

Ilaa Hada ma cada hadii Ulf uu noqon karo Raisal wasaaraha Dalka maalinta Arbacada waxaa kaloo lahubin sida Xaqiiq ay u noqon karto Dowlad ay soo dhisayaan xisbiyada M iyo KD.

Xisbiyada ku jira Rödgröna iyo labo kamid ah kuwa Alliansen ayaa horay u diiday Qorshaha Xisbiga Moderateka iyagoo balan qaaday in ay diididoonaan hadii Barlamaanka loosoo gudbiyo.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here