Home Wararka Maanta Annie Lööf Anaga ma dooneyno in aan martigalino Xisbiga Sverigedemokraterna.

Annie Lööf Anaga ma dooneyno in aan martigalino Xisbiga Sverigedemokraterna.

0

Hogaamiyaha Xisbiga Centerpartiet Annie Lööf ayaa markale ku celisay in aysan dooneenin taageerida Xisbiga Moderateka.

Annie Lööf ayaa diidmadeeda Sabab uga dhigtay in Xisbiga M uu cadeeyo siyaasadiisa ku aadan Xisbiga SD oo aad looga soo horjeedo.

Diidmada Xisbiga ayaa imaaneysa kadib markii Afayeenka Barlamaanka uu shalay ku dhawaaqay in isbuuca danbe loo codeenayo Ulf Kristersson hadii uu noqon karo Raisal wasaaraha Dalka.

Annie ayaa intaasi ku dartay in kulan gooni ah ay wada qaateen Ulf Kristersson lakin waxay cadeysa in aysan ka warheenin Xiriirka M kala dhaxeeyo SD.

Xisbiyada ku jira Isbaheysiga garabka Alliansen ayaa isku fakar ah lakin waxay ku kala duwanyihiin Taageerada Xisbiga SD oo laba Xisbi ay kasoo horjeedaan.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here