Home Wararka Maanta Ulf Kristersson oo Sheegay in aysan dhibaato Laheyn taageerada kaga imaaneysa Xisbiga...

Ulf Kristersson oo Sheegay in aysan dhibaato Laheyn taageerada kaga imaaneysa Xisbiga SD.

0

Xogaamiyaha Xisbiga Moderateka Ulf Kristersson ayaa sheegay in dhibaato kaga imaaneenin Xisbiga SD isla markana uusan u jeedin Halis intaasi la eg.

Waxa uu sheegay in isaga ahaan uusan fahmin guud ahaan muranka taagan lakin waxa uu intaasi ku daray siyaasad ahaan hadii isbaheysiga Alliansen ay helaan taageero kale ay barlamaanka hordhigayaan Dowladooda.

Su.asha la waydiiday Ulf Kristersson ayaa aheyn sidan.

Miyaad isku dhowdihiin Midkiin midka kale?

Ulf Kristersson ayaa ku jawaabay.

” maya taasi ma dhihi karo lakin waxaan ka hadleenaa xaalada iyo qorshaha miiska noosaaran taasi ayaana codkeeni ku dhiibidoonaa isbuuca danbe”

shalay Afayeenka Barlamaanka Dalka Sweden ayaa ku dhawaaqay in Hogaamiyaha Xisbiga Moderateka looga codeendoono Barlamaanka hadii uu noqonayo Raisal wasaaraha Dalka iyo Hadii kale lakin taasi waxaa durba diiday Liberalerna iyo Centerpartiet.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here