Home Wararka Maanta Norway Dadka ka shaqeeya Shirkada Boostooyinka (Posten norway) oo Shaqo la.aan ku...

Norway Dadka ka shaqeeya Shirkada Boostooyinka (Posten norway) oo Shaqo la.aan ku soo wajahan.

0

Dalka Norway Shirkada qeebisa warqadaha ee boostada isla markana gaarsiisa Xaafadaha ayaa shirkad kale la gashay heshiis cusub.

Shirkada BM ayaa shirkada Posten norway ku wareejisay Gaari nuuc casri ah kaasi oo maalinta warqado gaarsiin kara ku dhawaad 100 guri isagoo qofna wadin.

Arintaasi ayaa keeni karta in laga maarno tirada dadka u shaqeeya shirkada kuwaasi oo warqadaha gaarsiiya guryaha iyagoo isticmaalaya Baasakiil ama gawaari.

dhibaatada uu leeyahay Gaarigan Casriga ayaa ah in uusan warqada ku ridi karin Santuuqa boostada kalin waxa uu fariin u dirayaa qofka kaasi oo kala baxaya warqada.

Somaliska Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here