Home Wararka Maanta Barlamaanka Norway oo Raaligalin siiyay Gabar Somali ah oo lagu Magacaabo Nora.

Barlamaanka Norway oo Raaligalin siiyay Gabar Somali ah oo lagu Magacaabo Nora.

0

inkastoo ay tahay Raaligalin ku aadan taageero Caruur kasoo horjeeda tarbiyeenta Waalidkooda hadana Barlamaanka Dalka Norway ayaa raaligalin siiyay Nora Ibrahim oo dalka dibadiisa u wadeen waalikooda.

Nora oo wareysi siisay Talafashinka Dalka Norway ee NRK ayaa sharaxaad ka bixisay Qaabka loola dhaqmay markii dib loogu celiyay dalka somaliya halkaasi oo waalidkooda geeyeen.

Waxay sheegtay in jirdil iyo ciqaab la kulantay mudadaasi isla markana dowlada norway ay dayacday xaquuqda ay laheyn.

Kristan oo ah Madaxa Gudiga Qoysaska iyo dhaqanka Barlamaanka Sweden oo mataleysa dowlada ayaa raaligalin buuxda siisay gabadhaasi.

Waxay dhanka kale sheegtay in Nora aysan helin xaquuqda caawin iyo mida difaac ay ku laheyd Wadanka Norway.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here