Home Wararka Maanta Arbetsförmedlingen oo sheegay in Dad badan oo ku cusub Wadanka ay Heleen...

Arbetsförmedlingen oo sheegay in Dad badan oo ku cusub Wadanka ay Heleen Shaqo.

0

Sida ay muujineyso Warbixin uu soo saaray Xafiiska Shaqada Dalka Sweden ee Arbetsförmedlingen waxaa shaqooyin helay dadka badan oo ku cusub Dalka Sweden.

Dadka ugu badan ee Shaqada helay ayaa ah dadka ku cusub Dalka waxana badankooda ay heleen shaqooyin laga kabayo mushaarka ay helaan.

Madaxda Shaqada ee Arbetsförmedlingen Malin Blomgren ayaa sheegtay in ay arkayaan Dadbadan oo bartilmaameykooda yahay Waxbarashada ama Shaqooyinka.

Sida ay warbixinta Muujineyso Boqolkiiba 44 ayaa helay shaqo Sanadkan kuwaasi oo ka qeyb qaato barnaamijka lagu magacaabo ( etableringsprogram ) ee soconaya mudada labada sano.

Raga ayaa lagu sheegay kuwa ugu badan ee helay shaqada marka loo fiirsho dumarka iyadoo dadka badankooda mushaharka shaqada laga caawiyay kala bar.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here