Home Wararka Maanta Stefan Löfven oo Sheegay in uu Noqoyo Raisal Wasaaraha Sweden Hadii Xisbigiisa...

Stefan Löfven oo Sheegay in uu Noqoyo Raisal Wasaaraha Sweden Hadii Xisbigiisa uu ku biirayo Dowlada.

0

Raisal wasaraaha Dalka Sweden ee Xilkiisa dhamaaday Stefan Löfven ayaa ku celiyay Su.aashiisa hore ee aheyd Cida Hogaamineysa Dalka.

Stefan ayaa sheegay in uu noqonayo Raisal Wasaaraha Sweden hadii Xisbigiisa uu kamid noqdo Dowlada Cusub ee lasoo dhisayo taasi oo dadaalkeeda uu wado Afayeenka Barlamaanka.

Dhanka kale ayuu ku amaanay Afayeenka Barlamaanka Sweden oo bilaabay kulamo uu la qaadanayo Xisbiyada Dalka oo koox koox ah si loo helo Qorsho kale oo Dowlada lagu soo dhisayo.

ugu danbeyn ayuu sheegay in Afayeenka Barlamaanka uu gaarayo Go.ankiisa Dowlada Cusub marka uu Aruuriyo xogta uu ka helay kulanka uu la qaatay Xisbiyada Dalka.

” Waxaan sugidoonaa go.anka uu qaato afayeenka Barlamaanka ” Stefan ayaa warbaahinta u sheegay.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here