Home News in English Joojinta Aadaanka Salaada ee Masaajidka Karlskrona oo ay ku Fashilmeen Xisbiyada Sverigedemokraterna...

Joojinta Aadaanka Salaada ee Masaajidka Karlskrona oo ay ku Fashilmeen Xisbiyada Sverigedemokraterna iyo Kristdemokraterna.

0

Labada Xisbi ee Kala Ah SD iyo KD ayaa ku fashilmay markale mooshin ay ka keeneen joojinta Aadanka Salaada ee Masaajidka ku yaalla Magaalada Karlskrona.

Xisbiga Sverigedemokraterna ayaa mooshinka u gudbiyay Maamulka Magaalada isagoo sabab ka dhigaya in Aadaanka luuqadaha kale uusan kamid aheyn caadooyinka Dalka Sweden.

Maamulka Magaalada Karlskrona ayaa durba ka horyimid mooshinkaasi waxana ay sheegeen in Magaalo gooni ah anan laga joojineen aadanka.

dhanka kale ayuu Mamulka waxa uu sheegay in Aadanka Salaada uusan xiligan dhibaato ku heenin bulshada Magaalada.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here