Home Wararka Maanta Dalka France oo lagu Dhaleeceeyay sharciga Mamnuucista Indho-shareerka

Dalka France oo lagu Dhaleeceeyay sharciga Mamnuucista Indho-shareerka

0

Dowlada Dalka France ayaa sanadkii 2010 si rasmi ah u mamnuucday Niqaamka ama Indho-shareerka.

tan iyo Xiligaasi waxaa la ganaaxay labo hawyn ah kuwaaasi oo xirtay indho shareer sanadkii 2012.

Hay. ada u dooda Xaquuqda aadanaha ayaa France ku dhaleeceysa Haweenka lagu Ciqaabo xirashada Niqaamka waxana warbixinta lagu sheegay in Haweynka Xaquuq leeyihiin.

Dalka France ayaa ahaa dalkii ugu horeeyay ee Mamnuuca indho-shareerka lakin hada waxaa soo raacay wadama Denmark, Austria iyo Belgium.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here