Home Wararka Maanta Barafka ugu horeeyay oo ka bilaabanaya Koonfurta Sweden dhamaadka isbuucaan.

Barafka ugu horeeyay oo ka bilaabanaya Koonfurta Sweden dhamaadka isbuucaan.

0

Dabeylo xoogan ayaa la filayaa isbuucaan kaasi oo qaarkood laga dareemay Gobolada Dalka qaarkood waxana digniin laga soo saaray dabeylahaasi oo halis ah.

dhanka kale dhamaadka isbuucaan ayaa la filayo Baraf kaasi oo ka da.idoona Koonfurta Dalka Sweden waana barafka ugu horeeyay ee xagaagan ama (vinterkan).

Fiidnimadii isniinta Roobab xoogan ayaa ka da.ay koonfurta Dalka Sweden kaasi oo watay dabeylo.

Goobaha laga filayo Barafka waxaa kamid ah  Götaland, southern Svealand iyo southern Norrland lakin wariye Nils Holmqvist ayaa ku waramaya in qabowga ugu daran uu dhicidoona dhamaadka isbuucan inkastoo cimilada isbadali karaan xili kasta.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here