Home Wararka Maanta Hogaamiyaha Xisbiga Vänsterpartiet Jonas Sjöstedt oo ka hadlay Kulan uu la qaatay...

Hogaamiyaha Xisbiga Vänsterpartiet Jonas Sjöstedt oo ka hadlay Kulan uu la qaatay Stefan Löfven.

0

Shalay oo Arbaco aheyd waxaa kulan wada qaatay Hogaamiyaha xisbiga Vänsterpertiet Jonas Sjöstedt iyo sidoo kale Stefan Löfven oo ku hoolan dhismaha Dowlad Cusub oo garab ka heleysa dhinacyada kala duwan.

Jonas Sjöstedt ayaa warbaahinta u sheegay in xisbiga Centerpartiet uu ka mid noqonkaro Dowlada Cusub ee uu soo dhisayo Stefan Löfven.

isagoo ka hadlayay rajadiisa ku aadan qaabka uu Stefan Löven ku soo dhisi karo Dowlada Cusub ayuu sheegay in Rajo feecan ka leeyahay guulna uu ka gaaridoono arintaasi.

Hogaamiyaha xisbiga Vänsterpertiet Jonas Sjöstedt ayaa aaminsan in Xisbiga Centerpartiet uu yahay xisbiga taageeri kara siyaasada Xisbiga Vänsterpartiet.

Somaliska Stockhom

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here