Home Wararka Maanta Eskilstuna Labo Qof oo loo xiray Dil ka dhacay Halkaasi Habeenka isniinta.

Eskilstuna Labo Qof oo loo xiray Dil ka dhacay Halkaasi Habeenka isniinta.

0

Qof ayaa lagu dilay Magaalada Eskilstuna Habeenka isniinta kaasi oo toogasho loo geestay u dhintay marka la geeyay isbitaalka magaalada.

Booliska Eskilstuna ayaa gacanta ku dhigay labo qof oo da.dooda lagu sheegay 30 sano jir kuwaasi oo looga shakisanyahay dilkaasi ka dhacay halkaasi.

isla habeenka isniinta qof kale oo la toogtay ayaa dhaawac culus soo gaaray kaasi oo hada lagu daweenayo isbitaalka.

Booliska magaalada Eskilstuna ayaana sheegin in labada toogasho ay xiriir isla leeyihiin.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here