Home News in English Stefan Löfven oo Markiisa isku dayidoona Dhismaha Dowlada Cusub iyo Dhibaato heesata.

Stefan Löfven oo Markiisa isku dayidoona Dhismaha Dowlada Cusub iyo Dhibaato heesata.

0

kadib markii uu fashil soo wajahay Xisbiga M oo isku dayay in uu soo dhismo dhismaha dowlada Cusub ee lafilayo ayaa dhanka kale waxaa hada muuqata in Hogaamiyaha Xisbiga S Stefan Löfven uu markan isku dayidoono.

Stefan Löfven ayaa la filayaa in uu la kulmidoono dhibaato lamid ah mida uu la kulmay Xisbiga M madama uu u baahanyahay taageero kale oo dheeraad ah.

Xisbiga Socialdemokraterna ayaa u baahan taageero uu ka helo qaar kamid ah xisbiyada ku jira Dhanka Garabka Alliansen si uu u soo dhiso dowlada la filayo.

Waxaa la sugayaa ku dhawaaqista xiliga uu soo dhisayo dowlada cusub iyo Waxa xigi kara inkastoo xaalada siyaasada sweden ay tahay mid adag.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here