Home Wararka Maanta Magaalada Eskilstuna Qof Xalay lagu toogtay Nawaaxiga Östermalm.

Magaalada Eskilstuna Qof Xalay lagu toogtay Nawaaxiga Östermalm.

0

toogasho ayaa xalay ka dhacday magaalada Eskilstuna kaasi oo loo geestay qof nawaaxiga Östermalm.

Weerarka oo ka dhacay nawaaxiga Östermalm ayaa dadka deegaanka waxay maqleen rasaas kala duwan iyagoo ku wargaliyay Booliska.

Booliska oo goobta soo gaaray ayaa la kulmay qof lagu dhuftay rasaas kala duwan kaasi oo dhaawac culus soo gaaray.

Qofka la toogtay ayaana dhintay wax yar kadib markii la geeyay isbitaalka.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay arkeen gaari ka dhaqaaqay goobta ay ka dhacday toogashada lakin booliska wali qof uma qaban arintaasi.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here