Home News in English Ulf Kristersson oo ku dhawaaqay Dowlada Cusub ee uu soo dhisayo iyo...

Ulf Kristersson oo ku dhawaaqay Dowlada Cusub ee uu soo dhisayo iyo Qaabka ay noqon karto.

0

Hogaamiyaha Xisbiga Moderatka ayaa bartiisa Facebook ku soo qoray Dowlada Cusub ay soo dhisayaan Xisbiyada Alliancen iyadoo taageero laga heleenin Xisbiga Socialdemokraterna.

Bartiisa Facebook ayuu soo dhigay labo Fikrad ee ku aadan Dowlada Cusub.

Qorshaha uu soo bandhigay ayuu ugu yaaray ( 3-2-1) waana Dowlada Modertarka oo kaliya ah ama ay ku jiraan xisbiyada Alliancen ah oo awooda in ay dowlada ka mid noqdaan.

Qorshaha 1 aad.

Talaabada ugu horeesa ama Fakarka ugu horeera ayaa ah in Xisbiyada Alliancen isku diyaaran in Barlamaanka la horgeeyo Dowlada ka kooban Afarta Xisbi ee Alliancen kuwaasi oo aan taageero ka haleen Xisbiga Socialdemokraterna hadii lagu guuleesto iyo hadii kale.

Barlamaanka ayaana go.an ka gaaridoona hadii Xisbiyada ay soo dhisi karaan dowlada Cusub hadii codka kalsoonida kala noqdaan.

Qorshaha Labaad ayaa ah in Xisbiga Moderateka iyo Labo xisbi oo kale ay soo dhisaan Dowlada Halka Xisbiyada kale aysan Dowlada ka mid noqondoonin lakin ay la shaqeendoonaan.

Ulf Kristersson ayaana ugu yeeray fakarkaasi ( 3-2-1) isagoo intaasi ku daray in Xisbiga Moderateka oo kaliya ay dowlada ka koobnaato ama ay soo raacaan xisbiyada awooda in ay dowlada ka mid noqdaan kuwasi oo doonaya dhismaha Dowlada.

Maalinta Talaada ayaa lagu sheegay maalinta ugu danbeesa ee la gaarayo heshiiska hadii xisbiyada Alliancen ay soo dhisayaan dowlada dhankooda ah sida uu sheegay Ulf Kristersson.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here