Home Wararka Maanta Stockholm Iskuulada Waxbarashada qaar oo soo kordhiyay Darbiyada aan laga gudbi karin.

Stockholm Iskuulada Waxbarashada qaar oo soo kordhiyay Darbiyada aan laga gudbi karin.

0

Dalka sweden waa iska caadi rabashadaha ka dhaca goobaha iskuulada iskuulada qaar ayaa hada bilaabay qorsho ay kaga hortagayaan rabashada dhaca.

Baaritaan uu sameeyay Talafashinka SVT Sanado kahor ayaa muujineysa in kala bar macalimiinta iskuulada ay aaminsanyihiin in ilaalada iskuulada ay tahay mid feecan.

Sanadka danbe iskuulada Arlandagymnasiet ee Dugsiga sare kuna yaalla Sigtuna ayaa bilaabaya darbiyada aan laga gudbi karin marka laga reebo macalimiinta iyo ardayda iskuulka oo gali kara.

Rabshadaha ka dhaca iskuulada ayaa korortay sanadihii u danbeeyay iyadoo sanadkii hore ay gaartay 767 boqol .

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here