Home Wararka Maanta Dadka Waayeelka ugu badan oo Qaba Xanuunka Maskaxda ku dhaca.

Dadka Waayeelka ugu badan oo Qaba Xanuunka Maskaxda ku dhaca.

0

Dadka ku sugan Dalka Sweden ee da.dooda gaareysa 65 sano jirka ayaa qaba cudurka maskaxda iyadoo laga daweeyo cudurada maskaxda oo kaliya.

Warbixin ay sameesay myndigheten Socialstyrelsen ayaa lagu ogaaday in Dadkaasi qabaan Cudurada Maskaxda iyagoo heli dawooyin gaar ah.

Kerstin Wilhelmsson oo ka shaqeesa xaruunta xanaanada waayeelada ee ku taala magaalada Mölndal. ayaa sheegtay in dadka ay dareemayaan xanuun sida in ay yihiin cidlo.

waxay intaasi ku dartay in dadka waayeelka aysan heysan fursad iyo waxyaabo ay qabtaan sida marka ay dhalinyarada ahaayeen.

Kerstin Wilhelmsson ayaa ugu danbeyn sheegtay in dadka qaba cudurkan ay u baahanyihiin waqtiga loogu tala galay iyo in la waydiiyo sida ay dareemayaan.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here