Home News in English Migrationsverket oo maanta soo bandhigay Tirada Dhalinyarada soo gudbiyay Codsigoda Sharciga.

Migrationsverket oo maanta soo bandhigay Tirada Dhalinyarada soo gudbiyay Codsigoda Sharciga.

0

Hay.ada Laanta socdaalka Sweden ayaa maanta soo gudbisay tirada Dhalinyarada loo diiday sharciga ee ku jira waxbarashada heerka sare.

Migrationsverket ayaa sheegtay in bishii july bilowgeeda ilaa hada ay codsiga sharciga ay soo gudbiyeen 10 557. oo dhalinyaro ah kuwaasi oo tirada ugu danbeesay ay soo gudbiyeen isbuucaan.

Sharaxaad Guud.

1 Waxaa Codsigooda soo gudbiyay 10 557 dhalinyaro 353 ayaa dumar ah.

2 ku dhawaad 1 294 kun oo 98 dumar tahay ayaa hooshooda la bilaabay kuwaasi oo badankooda helay diidmo.

3 ilaa 9 219 kun oo 252 dumar tahay ayaa kiiskooda uu yahay mid furan oo aan go.an laga gaarin.

hay.ada laanta socdaalka ayaa intaasi ku dartay in qofka uu helayo caawintiisa caadiga lakin qofka hada isdhiibay ayaana helidoonin Guri la dajiyo.

Wixii ku soo kordha lasoco

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here