Home Wararka Maanta Hay.ada Canshuurta Sweden skatteverket oo sheegtay in Lacag badan la lunsaday.

Hay.ada Canshuurta Sweden skatteverket oo sheegtay in Lacag badan la lunsaday.

0

sida ay sheegtay ha.yada canshuuraha sweden ee skatteverket waxaa la lunsaday lacag tiro badan kuwaasi oo badankooda ka dhacay galbeedka Sweden.

Hay.ada ayaa sheegtay in lacagta la lunsaday ay noqoneyso tii ugu weyneyd ee abad laga lunsado ha.ayada canshuuraha sweden ee skatteverket.

Thomas Saltin oo ka tirsan hay.ada qeybteeda dembiyada ayaa sheegay in kiiskani uu yahay kii ugu weynaa ee hay.ada soo mara sanadihii u danbeeyay isagoo intaasi ku daray in shirkado dhismo ka danbeeyaan.

qaabka loo dhacay lacagta ayaa ahaa qaab xeeladeysan waxana loo yaqaano adeega rotavdrag oo ah qarashaad dowlada ku kabto lacagaha lagu caawiyo guraha la dayactiro.

ku dhawaad 60 qof ayaa kiiskaasi lagu soo eedeeyay kuwaasi oo ku nool magaalooyinka Trollhättan iyo Vänersborg iyo shirkado qaabilsan dhanka dhismaha.

Katinka Wall oo ka tirsan hay.ada la dagaalanka dambiyada dhaqaalaha ayaa sheegtay in uu socdo baaritaan ku aadan kiisan oo ah mid saameyn xoogan leh.

Somaliska Stockhom

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here