Home News in English Laanta Socdaalka Sweden ee Migrationsverketka oo bilaabeysa go.anka Sharci bixinta ee Iskuulka...

Laanta Socdaalka Sweden ee Migrationsverketka oo bilaabeysa go.anka Sharci bixinta ee Iskuulka Sare.

0

Hay.ada Laanta Socdaalka Sweden ee Migrationsverketka ayaa ka hadashey go.anka maxkamada sare ee ku aadan sharciga iskuulka sare kaasi oo dhigaya in sharciga shaqeen karo.

Migrationsverketka ayaa shaaciyay in uu bilaabayo go.anka ku aadan dadka soo gudbiyay codsigooda waxbarashada dugsiga sare.

maanta oo taariikhda ku beegantahay 30 bisha septemper ayuu ku beeganyaha xiliga ugu danbeeyo ee qofka uu gudbisan karo codsigiisa sharci helista.

ku dhawaad 9,000 oo qaxooti dhalinyaro ah ayaa sharciga ku helaya barnaamijka dugsiga sare oo bishii july barlamaanka ansixiyay.

Faafaahin dheeraad lasoco.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here