Home Wararka Maanta Försäkringskassan Dadka Lixaadka laheen oo Shaqo iyo Mushaar loo bilaabayo dhawaan.

Försäkringskassan Dadka Lixaadka laheen oo Shaqo iyo Mushaar loo bilaabayo dhawaan.

0

Dad badan oo ku sugan Dalka kuwaasi oo aan heysan lixaadka ( unktionsnedsättningar ) ama qaba curada kala duwan ayaa ku adkaata helista Shaqooyinka Dalka Sweden.

Hay.ada Ceymiska Sweden ee Försäkringskassan ayaa sheegtay in Dadkaasi hada ay helayaan Shaqooyin loogu tala galay iyagoo mushaharka Shaqadooda ka helaya Försäkringskassan.

Dadka Shaqooyinka helaya ee qaba Cudurada loo yaqaano FADHD and autism. ayaa horay qaarkood u helin shaqada oo loo yaqaano aktivitetsersättning.

baaritaan uu sameeyay Raadiyaha Sverige waxa uu ku ogaaday in Bishii July kaliya boqolkiiba 60 ay heleen diidmo halka afar sano kahor ay heleen boqolkiiba 20 kaliya.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here