Home Wararka Maanta Peter Madsen oo ka danbeeyay Dilka Wariye Swedish ah oo lagu xukumay...

Peter Madsen oo ka danbeeyay Dilka Wariye Swedish ah oo lagu xukumay Xabsi daa.in.

0

Peter Madsen oo kasoo jeeda Dalka Denmark isla markana lagu eedeeyay dilka wariye kasoo jeedda Dalka Sweden ayaa markale lagu xukumay ‘xabsi noloshiisa.

peter ayaa lagu eedeeyay dilka wariye Kim Wall. oo kasoo jeeda dalka Sweden taasi oo dooneysay in ay warbixin ka qorto Peter Madsen.

Waxyar kadib ayaa meydkeeda laga helay bada ocean.  iyadoo jirjeeda la jarjaray.

Peter Madsen oo dilka lagu eedeeyay ayaa ku doodaya in Kim Wall ay ku dhimatay shil ku dhacay isla markana racfaan ka qaadanayo maxkamada.

Racfaanka uu qaatay maxkamada cusub waxba kama badalin go.ankaasi waxana ay markale ku xukuntay xabsi daa.in ah.

Somaliska Stockholm

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here