Home Wararka Maanta Maxaa ku soo kordhay Afayeenka Barlamaanka Sweden oo la kulmaya Hogaamiyaasha Xisbiyada.

Maxaa ku soo kordhay Afayeenka Barlamaanka Sweden oo la kulmaya Hogaamiyaasha Xisbiyada.

0

Waxaa maanta bilaabatay kulanka afayeenka Barlamaanka Sweden uu la qaadnaayo hogaamiyaasha Xisbiyada Dalka oo aan wali ku heshiin cida hogaamineysa Dalka.

Kulanka ugu horeeya ayuu la qaadandoonaa Hogaamiyaha Xisbiga Socialdemokraterna Stefan Löfan isagoo kala hadlaya sidii loo go.an lahaa cida noqoneysa Raisal wasaaraha Sweden.

Andreas Norlén ayaa madaxda kala hadlaya Qodob ay ka mid yihiin.

Qaabka leeskugu raaci karo cida raisal wasaare noqoneysa madama fursada ugu badan uu heesto xisbiga taagerada ka heesta siyaasiyiinta ku jira xubnaha barlamaanka.

caadiyan lama ogaan karo cida noqoneysa Raisal wasaaraha Cusub waxana ay qaadataa dhoor isbuuc dhismaha Dowlada Cusub.

Wixii ku soo kordha lasoco Kulanka Madaxda.

Somaliska Stockholm

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here