Home Wararka Maanta Hogaamiyaha Xisbiga Kristdemokraterna Ebba Bush oo sheegtay in loo baahanyahay Taageerada Xisbiga...

Hogaamiyaha Xisbiga Kristdemokraterna Ebba Bush oo sheegtay in loo baahanyahay Taageerada Xisbiga SD.

0

Qaar kamid ah Xisbiyada Garabka Midig ayaa la fajacay hadal kasoo yeeray Hogaamiyaha Xisbiga KD  Ebba Bush kaasi oo sheegaya in taageero laga helo Xisbiga SD.

Ebba Bush ayaa ku doodeysa in loo baahanyahay dhismaha dowalad ay qeyb ka tagay Xisbiga Sverigedemokraterna madama taasi qasab ku tahay.

Hogaamiyaha Xisbiga Liberalerna Jan Björklund ayaa hadalka Bush ku tilmaamay mid layaab ah madama guud ahaan afarta xisbi ay hal hadal ku hadlayeen doorashada kahor.

Wakaalada Wararka Sweden ee TT ayuu u sheegay in ay feecantahay in lagu hadlo wixii lagu hadlay doorashada kahor oo aan isbadal la sameen.

Hadalada labada xisbi ayaa keenaya in uu kala duwanaansho soo kala dhexgalo sababtoo ah xisbiga L ayaa doonaya in Xisbiga kale ee S lala sameyo wada hadal.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here