Home Wararka Maanta Jimmie Åkesson oo Sheegay in Xisbiyada Alliancen aysan Heynin badalka dhismaha Dowlad...

Jimmie Åkesson oo Sheegay in Xisbiyada Alliancen aysan Heynin badalka dhismaha Dowlad Cusub.

0

Hogaamiyaha Xisbiga Sverigedemokraterna Jimmie Åkesson oo looga baxay doorashada Gudoomiye ku xigeenka Barlamaanka Sweden ayaa ka hadlay Dhismaha Dowlada Cusub.

Jimmie Åkesson ayaa sheegay in uusan xiligan arkeenin in Xisbiyada Alliancen ay heestaan Fikrad dowlada Cusub ku dhisan karaan.

Jimmie oo la hadlay Radiyaha P1 ayaa sheegay in uu diyaar u yahay wada hadal ay la galaan Garabka Alliancen iyagoo u maraya dhanka Gudoomiyaha Barlamaanka.

sababta keentay in Garabkan aysan haysan badalka Dowlada hada jirto ayuu ku sheegay kala qeybsanaanta soo kala dhexgashay xisbiyada ku jira.

ugu danbeyn ayuu sheegay in Xisbigiisa uusan marka ka qooma meendoonin doorashada ay doorteen Andreas Norlén oo ku guuleestay gudoomiyaha Barlamanka Sweden.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here